02/05/2015
Louis van Gaal maxuu ka yiri guul daradii soo gaartay kooxdiisa http://wp.me/p5ecNb-3Z1
Tababaraha kooxda Manchester United Louis van Gaal ayaa qiray in kooxdiisa ay haatan marayso xaalad aad u adag, kadib markii ay soo gaartay seddex guuldarro horyaalka oo xiriir ah tan iyo markii ugu h**eysay sanadii 2001. Red Devils ayaa waxaa isku daba kacay khasaaraha ka dhanka ah Chelsea iyo Everton ilaa intii ay ku kufaan gurigooda oo West Bromwich Albion caawa 1-0 ku garaacday. [ 77 more words. ]